Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-06-1443 oo waafaqsan 15-12-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi