Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Khamiis taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-06-1443 oo waafaqsan 30-12-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya  Cabdisamad Cabdullaahi.

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 30 12 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.