Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

 

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-06-1443 oo waafaqsan 31-12-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi naasir

 

Halkaan ka dhegeyso War subax 31-12-2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.