Dhegeyso Barnaamijka AQOON IYO OGAAL.

Aqoon iyo Ogaal waa barnaamij todobaadle ah oo aan kusoo gudbino macluumaad iyo xogo muhiim ah oo ku saleysan Diinta Islaamka, Caafimaadka, Juqraafiyadda iyo arimo kale, waxaana maalin kasta oo Talaado ah aad kala socon kartaan webka idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Aqoon Iyo Ogaal 27-12-2021

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.