Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-06-1443 oo waafaqsan 12-12-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.