Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniintaariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-06-1443 oo waafaqsan 29-12-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Mahad cubeyd