Dhegeyso Warka Duhur Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29-04-1443 oo waafaqsan 04-12-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali.