Diiradda Jimcaha: Mas’uul Ka Tirsan Al-Shabaab oo Dhul Laga Xukumay. (Dhageyso)

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyay dad badan oo dhulal isku heystay oo usoo xukun tagay maxkamadda islaamiga ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab lana kala kala xukmiyay.

Halkan Degso Diiradda Jimcaha 03-12-2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.