Kamiin Badda Ka dhex dhacay oo ay fuliyeen Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Gelinkii dambe ee maanta, ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay fuliyeen weerar kamiin ah oo ka dhacay gudaha badda.

Kamiinka ayaa waxaa uu si gaar ah kaga dhacay xeebta u dhexeysa Muqdisho iyo Marko, waxaana loo dhigay doonyo ay wateen ciidamo katirsan kuwa Dowladda federaalka.

Weerarka waxaa ka dhashey waxyeello kala duwan, waxaana lagu soo waramayaa in ciidamada Mujaahidiinta ay soo furteen doon kamid ah doonyihii ay wateen ciidamada Dowaldda federaalka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.