Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Digniintii Uu Mareykanku U Jeediyay Farmaajo.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu soo qaatay hanjabaaddii ay dowladda Mareykanka u jeedisay madaxweynaha DF, Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo arrimo kale oo la xariira khilaafka.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcah 14 01 2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.