Dhageyso Warka Subaxnimo.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco,taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-06-1443 oo waafaqsan 19-01-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali.