Al-Shabaab Oo Saacadihii Lasoo Dhaafay Fulisay Howlgallo Khasaaro Geestay

Afar iyo labaatankii saac ee lasoo dhaafay ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxay fuliyeen howlgallo kala duwan oo xariir ah, kuwaas oo lagu beegsaday ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda Federalka.

Howgallada oo isugu jira weeraro toos ah, qaraxyo iyo dilal qorshaysan ayaa waxay ka kala dhaceen goballada Galgaduud, Sh/Dhexe, Banaadir, Sh/Hoose iyo Jubbada Hoose ee bartamaha iyo koonfurta dalka Soomaaliya, kuwaasoo khasaaroohin kala duwan lagu gaarsiiyay Askar iyo Saraakiil ka tirsan ciidamada DF iyo kuwa shisheeye ee duulaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Dhageyso Faafaahin ku aadan howlgalladaan khasaaraha geestay.

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.