Barnaamijka Taariikhda Dagaal Oogayaashii Muqdisho. (Qeybta 2aad)

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij taxane ah oo 8 qeyb ka kooban kana hadlaya taariikhda dagaal oogayaashii Muqdisho ee la baxay (Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada) ee Mareykanka u shaqeynayay. Todobaadkiiba hal qeyb ayaan halkan idiinkugu soo baahin doonnaa insha’allah.

Maxaa laga baran karaa taariikhdaas? maxaade kala socotaa macluumaadka qarsoon ee ku jira taariikhdaas iyo dagaaladii lala galay hogaamiye kooxeedyada? uga bogo barnaamijkan taxanaha ah, waxaana soo jeedinaya C/llhi Soomaali.

Halkan Kala Deg Qeybta 2-aad ee Barnaamijka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.