Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 12-06-1443 oo waafaqsan 15 01 2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ciise.

Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.