Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13-06-1443 oo waafaqsan 16 01 2022 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ciise.