Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17-06-1443 oo waafaqsan 20-01-2022 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ciise.