Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-06-1443 oo waafaqsan 26-01-2022, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.