Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-06-1443 oo waafaqsan 11 01 2022 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim cabdinaasir