Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arbaco, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-06-1443 oo waafaqsan 26-01-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya mahad cubeyd

 

Halkaan ka dhegeyso war subax 26 01 2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.