Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-06-1443 oo waafaqsan 29-01-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 29 01 2022

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.