Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 06-06-1443 oo waafaqsan 09-01-2022 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim cabd naasir