Gudiga Gurmadka Abaaraha Oo Deeq ka qeybiyay Bakool.

Degmada Rabdhuure ee wilaayada islaamiga ah ee Bakool waxaa ka billowday olole ballaaran oo raashiin qeybin ah, oo ay sameeyeen gudiga gurmadka abaaraha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Ugu yaraan 500 oo qoys oo ay saameysay abaarta ayaa ka faa’ideystay deeqdan isuga jirta raashiinka noocyadiisa kala duwan iyo lacago cadaan ah, waxaana ay kusoo aaday xilli ay dadku u baahi qabeen.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.