Wax Ka Ogow Khasaaraha Dagaalkii Qalomow (Dhageyso)

Saaka aroortii hore waxay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab dagaal kula jarmaadeen degaanka Qalimow gaar ahaan xero ay ku sugnaayeen ciidamada Dowladda Federaalka.

Sidoo kale waxay weerar jid gal ah u dhigeen askar kale oo ku socdaaleysay duleedka degaanka, waxaana jira faahfaahin dheeri ah oo laga helayo khasaaraha dagaalkaas.

Halkan Ka Degso Warbixin Ku Saabsan Dagaalka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.