Weerar Lagu Xasuuqay Maleeshiyaad Qudaacu Duruq Ah Oo Ka Dhacay Dalka Nigeria. (Sawirro)

Markazka Al-Yaaquut oo taabacsan Jamaacada Ansaarul Muslimiin Fii Bilaadi Suudaan ee ka jihaada waddanka Nigeria ayaa baahiyay War-Saxaafadeed ku lifaaqan sawirro laga soo qaaday weerar cag marin oo ay mujaahidiinta Jamacaada la beegsadeen Maleeshiyaad Qudaacu Duruq ah kaas oo ka dhacay gudaha Nigeria.

Weerarkaan ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhexeysa goballada Zamfara iyo Kaduna oo ku yaalla dalka Nigeria, waxaana lala beegsaday kolonyo ay la socdeen Maleeshiyaadkaan oo ku socdaalayay wadada isku xirta labada gobal.

War saxaafadeedka uu baahiyay Markazka Al-Yaaquut islamarkaana ay faafisay Al-Jabhal Iclaamiyah ayaa waxaa lagu sheegay in weerarka Mujaahidiinta lagu dilay in ka badan 10 kamid ah Maleeshiyaadkii Qudaacu Duruqa ahaa, halka dhaawacuna uu tiro beelay.

Sida laga dheehan karo sawirrada uu baahiyay Markazka Al-Yaaquut weerarka ayaa ahaa mid xooggan, waxaana ay ciidamada Mujaahidiinta kusoo furteen Mootooyin ay wateen maleeshiyaadka Qudaacu Duruqa ah ee marti galiyay weerarka.

Tiro Meydad ah oo kamid ah ciidankii lagu xasuuqay weerarka ayaa sidoo kamid ah sawirrada la faafiyay, iyadoona ay Mujaahidiintu furteen hub iyo agabyo kale oo Millatari.

Jamaacada Ansaarul Muslimiin Fii Bilaadi Suudaan ayaa ah jamaaco jihaadi ah oo taabacsan urur weynaha Al-Qaacida, iyadoona ka jihaada dhulka la isku yiraahdo bilaadu Suudaan ee dhaca Saaxilka Africa, waxaana saldhig u ah dalka Nigeria.

Jamaacadaan ayaa waxaa la aasaasay sannadkii 1433-dii hijriyada, iyadoona beyco la gashay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Maqribul Islaam sannadkii 2020-ka, waxaana mudadaas ay waday howlgalada ka dhanka ah ciidamada Shisheeye iyo kuwa la jira.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Weerarka.

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.