Dhagayso:Diirada oo Looga hadlay Musuqmaasuqa Hareeyay Doorashada Baarlamanka.
Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Barnaamij Todobaadkii maalinta jimcaha aad ka dhagaysataan warbaahinta Alfurqaan waxaa maanta diirada lagu saaray musuqmaasuqa hareeyay baarlamanka iyo waxa laga filan karo xildhibaanada oo ay kasoo muuqdeen Saraakiil iyo Siyaasiyiin taariikh madow ku leh Soomaaliya.
Waxaa ka qeybgalay Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh,Maxamed Axmed Guuleed iyo Ismaaciil Haaruun.