Barnaamijka Taariikhda Dagaal Oogayaashii Muqdisho. (Qeybta 8 aad)

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij taxane ah  kana hadlaya taariikhda dagaal oogayaashii Muqdisho ee la baxay (Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada) ee Mareykanka u shaqeynayay.

Maxaa laga baran karaa taariikhdaas? maxaade kala socotaa macluumaadka qarsoon ee ku jira taariikhdaas iyo dagaaladii lala galay hogaamiye kooxeedyada? uga bogo barnaamijkan taxanaha ah,tanina waa qaybta 8 aad waxaana soo jeedinaya Cabdullaahi  Soomaali.

Hallkaanka dhegeyso qaybta 8_Bar_Dagaal_Taariikhda_dagaal_oogayaashi_la_baxay_isbaheysiga_argagixiso la diririrka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.