Barnaamijka Taariikhda Dagaal Oogayaashii Muqdisho. (Qeybta 9 aad)
Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij taxane ah kana hadlaya taariikhda dagaal oogayaashii Muqdisho ee la baxay (Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada) ee Mareykanka u shaqeynayay.
Maxaa laga baran karaa taariikhdaas? maxaade kala socotaa macluumaadka qarsoon ee ku jira taariikhdaas iyo dagaaladii lala galay hogaamiye kooxeedyada? uga bogo barnaamijkan taxanaha ah,tanina waa qaybta 8 aad waxaana soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.