Maqal+Sawiro:Diirada Jimcaha oo looga hadlay Kaalinta Alshabaab ee Abaaraha.

Barnaamijka Diirada jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa maanta looga hadlay abaaraha ka jira dalka Soomaaliya.

Aqoonyahan Ibnu Muflix oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa marti ku ahaa diirada sidoo kale waxaa lagu soo qaatay gudiga gurmadka abaaraha ee xarakada shabaabul mujaahidiin oo bilaabay qeybinta raashinka iyo biyaha iyo aaraahda dhagaystayaasha ee mowduuca todobaadkaan.

Halkan ka dhagayso Diirada jimcaha 04 02 2022

Hoos Ka daawo sawirada Raashin laga qeybiyay deegaanno hoostaga Qoryooley.

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.