Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-07-1443 oo waafaqsan 06-02 -2022,Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.