Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-07-1443 oo waafaqsan 21-02 -2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.