Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Isniin, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-07-1443 oo waafaqsan 28-02 -2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali.

Halkaan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 28-02-2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.