Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waaTalaado taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-07-1443 oo waafaqsan 23-02 -2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali