Gawaari Lagu Soo Furtey dagaalkii Muqdisho Oo Lasoo bandhigay. (Sawirro).

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirro laga soo qaaday gawaari dagaal oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo furteen dagaalkii dhawaan ka dhacay Muqdisho.

Ugu yaraan labo cabdi bile oo ay lahaayeen ciidamada booliiska degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayay soo bandhigtay warbaahinta islaamiga ah, waxaana gawaarida ka muuqda astaanta ciidamada booliiska.

Sawirrada gawaaridan lagu soo qabsaday dagaalkii Kaxda ayaa aad ugu baahay baraha bulshada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.