Howlgallo Lagu Dilay Saraakiil Iyo Askar Oo Xalay Ka Dhacay Dalka Soomaaliya

Ciidamada Xarakada Mujaahiinta Al-Shabaab ayaa xalay waxay howlgallo kala duwan ka fuliyeen gobollada Banaadir, Bay iyo Hiiraan oo dhaca bartamaha iyo koonfurta dalka Soomaaliya.

Howlgaladaan oo isugu jira dilal qorshaysan, qaraxyo iyo weerar cag marin ah ayaa waxay ka kala dhaceen magaalada Baydhabo, deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho iyo magaalada Beledweyne, waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday saraakiil iyo askar ka tirsan dowladda Federalka ah ee Soomaaliya.

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahin Ku Saabsan Howlgaladii Xalay Dhacay.

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.