Mu’asasada Al-kata’ib Oo Kitaab Kasoo Saartay Taxanihii Saa’a Maa Yaxkumuun.+(Falanqeyn)

Mu’asasada Alkataaib ayaa kitaab xiiso leh oo ku quran Luqada Soomaaliga kasoo saartay Silsiladii caan baxday ee Saa’a Maa Yaxkumuun, taasi oo ka koobnayd 12 qeybood.

Hadaba Falanqeyn ku saabsan macluumaadka uu xanbaarsan yahay Kitaabka ayaa waxaan weydiinay wariyayaasheena kala ah, Maxamed Daahir, Cabdifitaax Maxamed Qaasim, iyo Cabdullaah Soomaali, waxaana falanqeynta dhex dhigay Maxamed Cali.

Halkaan Ka Dhageyso Falanqeynta Kitaabka Saa’a Maa Yaxkumuun.
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

You might also like
1 Comment
  1. cabdiraxman says

    Ma la helaa booga oo PDF ah si aan u fiirino

Leave A Reply

Your email address will not be published.