Waaliga Banaadir Oo ka hadlay Weeraradii Xalay Ruxay Muqdisho. (Dhagayso)

Sheekh Muuse Cabdi Caraalle- waaliga Banaadir

Sheekh Muuse Cabdi Caraalle, waaliga wilaayada islaamiga ah ee Banaadir ayaa waraysi uu siiyay idaacadda ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee Al-Andalus, waxa uu kaga hadlay weeraradii waaweynaa ee xalay ruxay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Sheekh Muuse ayaa tilmaamay in weeraradii xalay ka dhacay Muqdisho ay noqon doonaan kuwa soo noq noqda intaba magaalada caasimadda ah ku suganyihiin Shisheeyaha.

Halkan ka dhagayso Wareysiga_Waliga_Wilaayada_Islaamiga_ah_ee_Banaadir_Sh_Muuse_Cabdi Caraalle

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.