Askari Katirsanaa DF Oo Goor Dhow Lagu Dilay Muqdisho

Rag hubeysan oo katirsan ciidamada Shabaabul Mujaahidiin qeyb tooda ka howlgala Magaalada Muqdisho ayaa goor dhow waxaay magaaladaas ku dileen askari katirsanaa ciidamada dowladda Federalka.

Askariga la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Sheegoow, waxaana si gaar ah howlgalka lagu qaarijiyay uu kaga dhacay agagaarka saldhigga degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Mujaahidiinta ayaa si tartiib ah uga dhaqaaqay goobta ay ku toogteen askariga, iyagoo horay uga sii qaatay qorigii uu ku hubeysnaa.

Muqdisho waxaa si joogta ah uga dhaca howlgallada ay Mujaahidiintu ku ugaarsadaan masuuliyiinta iyo askarta katirsan dowladda Federalka ah ee Soomaaliya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.