Dhagayso Barnaamijka Diirada Jimcaha ee Alfurqaan.
Barnaamijka Diirada jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah oo maalinta jimcaha aad ka dhagaysataan warbaahinta Alfurqaan waxaa maanta lagu soo qaatay Munaasabad ka dhacday gobalka Gedo oo Beesha Ashraaf ay ku dooratay Ugaas.
Barnaamijka waxaa soo jeediyay Maxamed Daahir ee ka dhagayso Linkiga hoose.