Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-08-1443 oo waafaqsan 06-03 -2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi