Sawirro: Hey’adda Al-Ixsaan oo Raashin Ka Qeybisay Buq-aqable.

Jamciyadda kheyriga ah ee Al-Ixsaan oo taabacsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa raashin ka qeybisay degmada Buq-aqable ee wilaayada Hiiraan.

Mashruucan ayaa waxaa ka faa’iideystay qoysas dan yar ah oo ay saamaysay Abaarta ka jirta dalka, todobaadyo ka hor ayay ahayd markii sidoo kale Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Xarakada Al-Shabaab uu raashin ka qeybiyay degmadan.

Hoose Ka Daawo Sawirrada Raashiin Qeybinta Buq’aqable.

 
You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.