Sawirro: Gudiga Gurmadka Abaaraha oo Raashin ka Qeybiyay Jamaame.

Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa boqolaal qoysas ah raashin ugu qeybiyay degmada Jamaame ee wilaayada Jubooyinka.

400 oo qoys oo masaakiin ah ayaa ka faa’ideystay raashinka la bixiyay oo isugu jiray Bur,Bariis,Sonkor iyo Saliid.

Qoysaska ayaa aad usoo dhaweeyay kaalmada ay ka heleen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan ka dhagayso Codka Dadka la siiyay Raashinka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.