Sawirro: Wilaayada Jubbooyinka oo Dadka Faragurow Siisay Lacag Ay Ku Ciidaan.

Wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka ayaa 100 kamid ah dadka xanuusan ee deegaanka Faragurow Siisay Lacago Ciid ah kadib munaasada ka dhacaday Deegaanka Faragurow.

Mashruuca afruinta oo ay bar bar socotay ciidsiinta dadka laxanuusanya Cudurka Juudaankaayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiinta wilaayada jubooyinka Heer Gobol iyo Kan maamulka jilib Culimo Waxgarad iyo marti sharaf kale.

Mas’uuliyiin katirsan wilaayada islaamiga Jubbooyinka oo uu horkacayay Sheekh Max’med Abuu Cabdalla ayaa lacago kumanaan dollar ah uqeybiyay dadka ku dhaqan Faraguroow ee laxanuunsan cudurka Juudaanka.

Hoos ka daawo sawirrada

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.