Daawo Tartanka Madaarista Wilaayaatka Islaamiga. (Q-1aad)

Mu’asasada Al-kataa’ib ayaa baahisay muuqaal la daawan karayo muddo 26 daqiiqo ah oo lagu soo gudbiyay tartan qur’aan akhris ah oo loo qabtay ardayda dhigata dugsiyada Qur’aanka kariimka ee wilaayaatka islaamiga.

Tartannada ardayda wilaayaadka waa kala heerar, waxaana qeybtan lagu tartamayaa tobanka juz, waxaa kaalinta 1-aad galay arday ka socday wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka, kaalinta 2-aad waxaa ku guuleystay arday ka socday wilaayada Hiiraan, halka kaalinta 3-aad uu galay arday ka socday Baay iyo Bakool.

Halkaan ka daawo Muuqaalka Tartanka

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.