Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-09-1443, oo waafaqsan 11-04-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.