Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaatodobaadkaan looga hadlay tobanka dambe ee Ramadaan iyo Kheyrka ku jira waxaana ka qeyb galay Sh/Nuur M. C/raxmaan.

Halkan Ka Degso Diirada-Jimcaha-22-04-2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.