Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Khilaafka Farmaajo & Rooble.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaatodobaadkaan lagu lafaguray khilaafka wali ka dhex taagan Farmaajo iyo Rooble iyo arrimo kale oo ay kamid yihiin kuraasta lagu muransan yahay ee xildhibaanada qaar, waxaana ka qeyb galay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo dalka iyo dibadda ku kala sugan.