Dhageyso Kitaabka Keyfa Caamalahum ﷺ Oo Uu Jeedinayo Sheekh Cali Katiin (52).
Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda usoo gudbinaysaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan daruus diini ah.
Daruustaasi waxaa ka mid ah kitaabka Keyfa Caamalahum ﷺ waxaana soo jeedinaya sheekh Cali C/laahi (Sh Cali Katiin.
Halkan ka dhageyso dersiga 52-aad ee kitaabka Keyfa Caamalahum SCW