Dhageyso Qeybta 20-Aad Ee Kitaabka تسهيل الفرائض.
Halkan waxaan idiinkugu soo gudbineynaa darsi taxane ah oo ka hadlaya dhaxalka. Barashada dhaxalka waa muhiim waxaana waliba u doornay inuu yahay cilmi si gaar ah loogu baahi qabo maadaama bulshada dhexdeeda ay ku badan yihiin isqabqabsiyada la xariira dhaxalka.
Kitaabka oo si fudud usoo koobay dhaxalka ayaa waxaa la yiraahdaa (تسهيل الفرائض), waxaa allifay Alle ha u raxmado’e Sheekh Maxamad Ibnu Cutheymiin, waxaana akhrinaya Sh/C/raxmaan Fidhin. Ka faa’iideysi.
Halkan ka dhageyso dersiga 20-aad ee kitaabka تسهيل الفرائض.