Dhageyso: Waa Kuma Wiilka Soomaaliga ah ee Dilay david Amess, Laguna Xukumay Xabsi Daa’inka.(Warbixin)

Isbuucii lasoo dhaafay maxkamad ku taalla dalka Inagriiska ayaa xukun xabsi daa’in ah ku kuxuntay nin dil u geystay xildhibaan katirsan baarlamaanka waddankaas.Hadaba Waa Kuma Wiilka Soomaaliga ah ee Dilay xildhibaanka Biritish-ka ah ee david Amess kaas oo uu Ingiriisku ku Xukumay Xabsi Daa’inka? [WARBIXIN]

Halkaan Ka Dhageyso Warbixinta

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.