Ilbaxnimadu Waa Islaamka Waa Barnaamij Taxane Ah (Dhageyso Q-1-aad)

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay bishan Ramadaan idiin soo gudbineysaa barnaamij muhiim ah oo ka kooban 20 qeybood kuna saabsan Ilbaxnimada.

Barnaamijka oo magaciisa la yiraahdo (Ilbaxnimadu Waa Islaamka) ayaa soo bandhigaya macluumaadyo badan oo muhiim ah waxaana ka qeyb galaya culmo.

Barnaamijkan ayaan idiin soo baahin doonnaa galab walba saacadda Afrikada bari markey tahay 05:00 insha’allah.

Halkan Ka Degso Qeybta 1-aad (Ilbaxnimadu Waa Islaamka)

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.